Hargaysa 04.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa si Caadifadaysan iyo ereyo qaawan oo ka madhan anshaxa Siyaasada kaga Jawaab Celiyay eedayn uu Xildhibaan Cali Aareeye u soo Jeediyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Kuwaas oo uu ku sifeeyay kuwo Xaqiiqda Ka Fog.
“Cali Aareeye In badan ayaan gacanta ku haynay,Nin la Hayn karo ma aha,Waa Xadhig lama Sitaan” Wasiirka Dib u Dejinta DAAWO
