Uncategorized

DAAWO:Yusuf Gaboobe”Siiraanyo Si Shakhsiyaan Ula Hadalayaa, Waa La Garnayaa Cida Cararta Marka Xabadu Dhacdo

Hargeysa Nov 09,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha jariirada Haatuf Md Yusuf Gaboobe oo khudbad dheer ka jeediyay munaasibadii xuska maalinta saxaafada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Siilaanyo marka xabadu dhacdo noqonayo ka u horeeya ee carara.

Yusuf Gaboobe ayaa hadaladan ka dhan madaxweynaha waxa ay muujineysa halka cillku gaarsiiyay iyo sida uu uga niyad jabay xal laga gaaro xayiraada saran jariiradiisa.