
Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)xildhiban siciid cilmi rooble iyo xildhibano kale oo saxafada la hadlay intaan la xidhxidhin ayaa saaka ka hadlay sida loola wareegay golahoodii wakilda iyagoo bulshadana ugu baaqay inay ka dhiidhiyan sidoo kale xukuumada ugu baaqay inany ka cabsan askarta
https://www.youtube.com/watch?v=AEjFLaEIXYM&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg
Hargeisan SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
