London Nov 17,2014 (SDN/QJ)-Jaaliyada Beesha Ciidagale ee ku dhaqan qaarada Yurub ayaa xaal ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray Xildhibaan Dheeg oo ka aan ka run sheegin midnimada Beelaha Garxajis.
Waxgaradka Ciidagale ee qaarada Yurub oo kulan dhanka Telephone-ka ah yeeshay ayaa waxa ay sheegeen in Xildhibaan Dheeg aaney la qabain hadalkii lagu sheegay in Beelaha Garxajis aaney dhexool colaado siyaasadeed oo ka dhashay tartanadii siyaasadeed ee dalka soo maray.
Waxaaney xaal ka bixiyeen hadalkii deelqaafka ahaa ee Xildhaabaanku dhawaanta ka sheegay magaalada Sallaxley.
ABDIRISAQ ISMAIL ISSE
ABDISAMAD YUSUF MISHAR
SAMATAR GUREY KOODBUUR
MUSTAFE MOHAMED HASHI
MOHAMED FARAH
SHINE BEEKIN
YAHYE ADEN KOODBUUR
AHMED HASAN (AHMED WADAAD)
IID HASAN CIYAAL
ABDI HIS SHIDE
KHADAR HASAN
MOHAMED ABDILAHI ADEN
HASAN MOHAMED (XASTO)
SAID DHALAX
MUHYADIN HASAN
SAID DHALAX
ABDIKARIN MOHAMED
YASIN MOHAMED HASHI
AHMED ABDALLE ABDI
MUSTAFE MOHAMED ABDI( MUSTAFE KOOFIYAD)
MOHAMED ADEN
MOHAMED IBRAHIM MOGE (DHAGACADE)
ABDIRISAQ IBRAHIM KOODBUUR
ABDIRISAQ YUSUF BAWDA DHAGAX
NUR JAMA FARAH
ABDIKARIN HUSEIN QAWDHAN
ABDIASIS RABIILE
KHADAR GUULED
BASHIR DAUD IGE
MUSTAFE ALI ABDI
HASAN DAUD IGE
MUSTAFE MOHAMED OSMAN
MOHAMED ABDIRASHID KOODBUUR
DAADIR MOHAMED ADEN
Maxamed Jamac Cali (Qoolcaday ) Suldaan Shukri Aabi Asker.
Xussein Cismaan Xirsi.
Cabdi Nabadiid warsame.
Eng. Rashiid Muuse Dheere.
Khadar Muxumed Xayd.
Eng Ahmed Xasan.
Prof. Maxamed Aw Faarax.
Xasan Cabdi Qase.
Mawliid Hasan Liiban.
Yusuf Ibrahim Aw Axmed Yusuf Gadhle.
Muuse Xariir.
Caaqil Cali Maahir Jaamaca.
Cabdilaahi Cagawayne.
Maxamed Caydiid Tahar.
Prof. Maxamed Cali Ciise (Taani).
Mustafe Indhacaad.
Maxamed Shiine Keenadiid.
Eng Cabdi Casiis Maxamed Nuur.
Cabdi Wayrax.
Cadiid Xasan Galool.
Khalid Abiib Jamac.
Jaamac Guun Jaamac.
Cabdiraxmaan Maxamuud.
Cali Cabdi Gaas.
Oday Maxamuud Xasan.
Khadar Cabdi Cilmi.
Eng . Garaad Xariir.
Eng Rashiid Maxamed Aw Yuusuf.
Maxamuud Wayrax.
Cabdi Rahmaan Cali Xasan.
Cabdi Kariim Biix Cali Wayrax.
Bare Gandameer.
Cabdi Qaadi Axmed Shafad.
Maxamed Qorane.
Cabdilaahi Saleebaan Hoori.
Cabdi Rashiid Maxamed Xujaale.
Mataan Maxamed Xujaale.
Qamar Xuseen.
Jamaal Maxamed Xujaale.
Kayse cubeed Maxamed.
Faysal Cali Kaahin.
Maxamed Ahmed Jama.
Nicmco Xasan Cali.
Mustafe Yusuf Jama.
Cumar Muxumed.
Cabdiwahaab Maxamed.
Shukri Axamed Cali.
Khadar Abiib.
Shiine Khadar.
Aamina Yusuf Asia.
Abshir Macalin.
Mowliid Muxumed Magan.
Cabdicasiis Maxamed.
Muna Maxamuud Bare.
Omer Muxumed Magan.
Hussein Cismaan.
Radiid Muuse.
Yusuf Ibrahim Axmed.
SDN/QJ-London
