Uncategorized

Salaadiinta, Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Beesha Degta Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeisa Ayaa Saaka Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynaayo Musharaxnimada Madaxwayne Siilanyo

12

Hargeisa 18/11/2014(SDN/QN)Beesha degta koonfurta  iyo galbeedka magalad hargeisa ayaa saaka munaasibad  balaadhan  oo lagu soo dhawaynayo musharxnimada  madaxwayne  siilanyo  ugu  sameeyey  hutel maansor   ee magalad  hargeisa iyadoo mussibadasi  soo dhawaynta ay  ka so qayb  galen  badiba salaadiinta waxa garadka xubnaha wasirada ee beeshasi ayaa waxa ay  isku  mida u taageren  musharaxnimada madaxwayne siilanyo  iyadoo  halkaasi ay  ka hadleen  salaadin  cuqaal  wasiro  ay  ka mis ahayen  maxamed biixi yoonis  c.saiis  samaale

wararkasi  oo faahsan  gordhaw  kala soco  qurbejoog.com

Hargeisa SDN?QJ

Concat@Somaldiasporanews.com