
Hargeisa 18/11/0214(SDN/QJ)wasiirka warshadaha somaliland abiib diiriye nuur ayaa saaka mar uu ka hadlaayey madal lagu taagerayey musharaxnimamada ayaa waxa uu ka sheegay inaan inta madaxwayne siilanyo noolyahay cidi iska sharxi karin beeshooda madaxwayne siilanyana uu la mid yahay nice madelaha koonfur africa
Hargeisa SDN?QJ
ConcatSomaldiasporanews.com
