london 18Nov14(SDN/QJ) Aqoon yahan Siciid xariir diiriye oo ka mida aqoon yahanka beesha ciidagale ee uk ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay xildhibaan dheeg isaga oo sheegay in xildhibaan dheeg anu masuul ka ahayn beel waynta Ciidagale , halkan kaa daawo shirkii jaraaid ee uu qabtay .
