Uncategorized

Daawo:Xamarji Wax Madaxwayne La Yidhaa Ma Jirtee Waxa Jirta La Yidhaa Madaxtooyo

qqqq

Hargeisa 4/12/2014(SDN/QJ)Badhasaabkii hore burco axmed cumara xamarji aya maanta  mar uu ka hadlaayey  Xaflad  Ka Uu Xisbiga wadani ku soo biirayen fadumo siciid iyo gudoomiye ku xigenki hore komishanka dorashooyinka  sheegay in  madaxtoyada somaliland aan loo kala awood sarayn  oo amarada ka soo baxaa cid walba lug ku leedahay

https://www.youtube.com/watch?v=Wcg3gpYcoWU&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com