Uncategorized

Daawo:Boobe Yuusuf Maxay wasarad Boosuhu Ka Shaqaynaysa Eey Guriga Cad U Dhisatay Shaqadediba Shirkado Gaara Gacanta u Hayee

boobe

Hargeisa 4/12/2014(SDN/QJ)Wasiirkii Hore Wasarada Warfaafinta somaliland boobe yuusuf ducaale ayaa maanta  wasaarada boosaha iyo is gaadsiinta uga makhrati kacay  inay dhisme wacan leedahay  balse  ay  shaqadedii hayaan shirkado gaar lo leyahay  iyo dadwaynha ay  gacanta ugu jirto isagoo u soo jediyey  inay  wax  ka qabtan shaqadasi  dibada uga  maqan

https://www.youtube.com/watch?v=awNQwB-JIB0&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com