Uncategorized

Ururka HAYA Somali achievement awards 2014 UK oo sanadkan soo bandhigi doona Xaflad aad u qiimo badan

Londn 05Dec14(SDN/QJ) Ururka Haya oo ka mida ururada ka jira wadankan Uk ee Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan wadankan oo sanad walba abaal  marino bixiya ayaa waxa uu sanadkan kaga duwan yahay iyada oo wadankan ay ku sugan yihiin Fanaanin  ka yimid wadankii , kulankan oo sanadkiiba lagu abaal mariyo Haldoorka Somaliyeed ee shaacabkooda wax u qabta taas oo ay ku mutaystaan wax qabadkooda xafladan oo aad loo sugayo ayaa waxa lagu qaban doona adareeeska hoos ku qoran iyo xayaaysiiska .

Halkan ka d aawo xafladii hore ee sanadkii 2013.iyo xayaaysiiska sanadkan.

HAYA Somali achievement awards 2013 UK

Xayaysiiska Sanadkan.