Uncategorized

Jamaal Cali Xuseen:Dooroshooyinka Madaxtooyada waxaan la tartamayaa Madaxweyne iyo Gudoomiye Baarlamaan mana aha tartan loo siman yahay

Minneapolis Dec 06 2014(SDN/QJ) Musharaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay Qurbejoog.com waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland.

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID ayaa ka jawaabaya suaalo la xiriira shuruucda Somaliland ee aan dhameystireyn, tartanka uu la geli doono Musharixiinta kale iyo sida uu u arko wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhegeyso Wareysiga oo dhameystiran

 

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jamal.MP3″]

dhegeysoHALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSO WAREYSIGA JAMAAL CALI XUSEEN