Uncategorized

Daawo: Maanta Waxaan Ugu Bushaaraynayaa Qolada leh Doorashadii Dib Ayay u Dhacaysaa Qaynuunkii Meeshii Buu Yaalaa Doorkan Diidi Maayee Maanta Waan Ku Dhaqaaqayaa Insha Allahu Tacaalaa Dawlad ku Meel Gaadh ah “Eng Faysal Cali Warabe

warabe

Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryelka Somaliland eng faysal cali warabe ayaa saaka xaflad soo dhawayna u qabatay  musharaxiinta xisbiga ucid uga tartamidoona gobalada gabilay  awdal iyo salal

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com