Uncategorized

Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta Dood Adag Ka Yeeshay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland

guurti

Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood  adag  ka yeshay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo ictiraaf  raadinta somaliland iyagoo wasarada arimaha dibada somaliland ku bogadiyey  horumar ay  ka smayasay  dhinaca xidhiidhka caliga iyagoo sidoo kale   wasiirka ugu  baaqay  inay  wada hadalada somaliland iyo somaliya  dhaqdhaqaajiso

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com