Uncategorized

Komiishanka Doorashooyinka oo Xilkii la Wareegay isla markaana Doortay Hogaankoodii+ Mucaaridka oo Saluug ka Muujiyay DAAWO

Komiishanka Cusub ee DoorashooyinkaHargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xubnihii cusbaa ee Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah Xilkii ula wareegay, halka sidoo kalena ay doorteen Hogaan cusub, iyadoo munaasabadda ay xilka kula wareegayeen ay ka soo xaadireen mas’uuliyiinta sadexda Xisbi qaran.

saskaDhanka Kale Xisbiyada Mucaaridka ayaa Saluug ka Muujiyay Hannaanka ay Gudida Doorashooyinku u doorteen Gudoomiyahooda oo ay u arkayeen Mid ay Xukuumadu dabada