Hargeysa Dec 22,2014(SDN/QJ)-Waa barnimjkii Hanka Qaranka qeybtiisii labaad oo ka waramaya kheyraadka Soomaaliland oo uu soo bandhigo TVga Qaranka Somaliland.
Todobaadkan waxa barnaamijku u si gaar ah u soo bandhigayaa kheyraadka dalka guud ahaan gaar ahaana Tamarta iyo soo saarkeeda.
