London 23Dec14(SDN/QJ)Daawo Waraysi Xiiso leh Xoghayaha Maalgashiga iyo Ganacsiga ee xisbiga Ucid Maxamed Daakir oo Dafiray Xaquuqda Reer Awdal ku leyahiin iyo saami qaybsiga , isaga oo sheegay in anay waxba ka maqnayn waraysigan oo uu siyey Tvga Kalsan ayaa mid noqonaya mid wax u dhibi kara tageerida gobolka Awdal.

Halkan ka Daawo
