London 25Dec14(SDN/QJ)Qurbejooga Gobolada Awdal iyo Selel ee wadanka Uk oo kulan ay isagu yimadeen tageero u mujiyeen Suldaan Wabar shirkan oo ablaabadu u xidhnayeen halkan ka daawo baaqi ay soo sareen kuna baqeen halgan ka dhan Somaliland.
Halkan ka daawo Qurbejooga Uk ee Gobolada Awdal iyo Salel oo ku baqay halgan ka dhana Somaliland tageerona u Mujiyey Suldaan Wabar
