Jig Jiga 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo safar ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itaabiya, ayaa waraysi xiiso badan oo uu la yeesha TV-ga Dawalada Deegaanka ESTV, kaga sheekeeyay horumarka uu ku talaabsaday deegaanku, islamarkaana ku soo bandhigay ciyaar dhaanto ah oo aad ay u jeclaysteen dadkii madasha waraysiga lagu qaadayay ka soo qaybgalay .
https://www.youtube.com/watch?v=z1fefZxkB1k
