Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynah Jsl,Axmed Maxmed Maxamud Siilaanyo ayaa xadhiga ka Jaray wajigii Koowaad ee Dhismaha jidka Cad oo waqooyiga magaalada Hargeisa oo dhan 4 KM iyo 200 Mitir.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka hadlay Madashii Xadhig ka jarka ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay ka Go’an
