Uncategorized

Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo la Qaatay Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffield ee Aqoonsaday Somaliland DAAWO

Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa hadhimo sharafeed uu ku maamuusayo qasriga madaxtooyada ugu sameeyey wefti ka socda dalka Ingiriiska, gaar ahaana golaha deegaanka Sheffield city council.

Weftigan oo ujeedada booqashada dalka Somaliland ku yimaadeen ayaa ah inay si toos ah ugu kuurgalaan xaalada dhabta ah ee Somaliland.
Intaasi ka dib ayaa masuuliyiintii labada dhinac ay ka hadleen.