Hargeysa 18.Jan 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee, Waxaa Maanta Si Balaadhan loogu aasay Qabuuraha Naasa Hablood ee Magaalada Hargaysa fannaankii caanka ahaa Maxamed Axmed Kuluc oo muddooyinkii u dambeeyey xaalad caafimaad u yaallay cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
Eebbe naxariistii Janno haka waraabiyee, Marxuum Axmed Maxamed Kuluc, ayaa dhowrkii sanno ee u dambeeyey gurigiisa iyo cusbitaallada Hargeysa u jiifay xannuun ka haleelay sambabada, ayaa geeriyooday kaddib markii ay neeftu qabatay, sida uu sheegay Agaasimaha cusitaalka Guud ee Hargeysa.
Halkan waxa aanu idinku soo gudbinaynaa WARBIXIN uu wariye Cumar Seerbiya ka diyaariyey Taariikh nololeedkii iyo Sooyaalkii Faneed ee Maxamed Axmed Kuluc iyada oo uu ku jiro waraysigii u damabeeyey ee laga qaado marxuumka.
https://www.youtube.com/watch?v=9c6LODcvo-4
