Uncategorized

Warbixin Daaha Ka Faydaysa Sirta ku Duugaan Safarka Madaxwayne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 18.Jan 2015 (SDN/QJ)- Socdaal loogu Magac daray Socdaalka Hawdka iyo Buuraha ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxa uu ku marayaa Deegaamo ka Tirsan Gobolada dalka .
Xisbiyada Mucaaridka ah ayaa ku Sifeeyay Kormeerka Madaxweynaha Olole Doorasho halka Xukuumaduna ku doodayso inay tahay Waajib madaxweynaha ka saaran la socodka Xaalada Nolol iyo Nabadgalyo ee Bulshadiisa