Uncategorized

Daawo:Alle Ha U Naxariistee Aaskii Marxuum Maxamed Axmed Kuluc Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Hargeisa

kullucHargeisa 18.Jan .2015(SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ,Madax ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Xisbiyada Qaranka,Bah’da Fanka ee uu ka Tirsanaa , Suxufiyiin iyo dadweyne aad u tiro badan ayaa maanta ka qayb galay aaska alle ha u naxariistee Marxuun Al fanaan Maxamed Axmed Kuluc oo lagu aasay Xabaalaha Naasa Hablood ee Caasimada Hargaysa.

 

Hargeisa SDN/QJ

concat@somalidiasporanews.com