
Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha Baarlamaanka somaliland ayaa maanta ku soo noqday dalka isagoo in mudo ah ku maqnaa wadanka isu taga imaradka carabta iyadoo godoomiyaha halkasi kaga hor tageen masuuliyiinta xisbiga wadani
https://www.youtube.com/watch?v=BBzBHFUPcHM
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
