

Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH ayaa maanta Magaalada Hargaysa ka dhacay Kuwaas oo ka qayb galayaashii Isugu Yimid ay Ku Muujinayeen Siday Uga Soo Horjeedaan Cidkasta oo Xadgudub kula Kacda Nebi Muxamed NNKH.


