Uncategorized

Hargaysa oo Markii Kowaad uu Ka Dhacay Mudaharaad lagaga soo Horjeedo Sawirada lagu aflagaadaynayo Nebi Muxamed NNKH SAWIRO

712IMG_20150119_172226Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH ayaa maanta Magaalada Hargaysa ka dhacay Kuwaas oo ka qayb galayaashii Isugu Yimid ay Ku Muujinayeen Siday Uga Soo Horjeedaan Cidkasta oo Xadgudub kula Kacda Nebi Muxamed NNKH.

15 6