Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii shaqo ee ay ku marayeen gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa mashaariic horumarineed qaarna ka furay, qaar kalena ka dhagax dhigay deegaanada War Cimraan, Shanshacadde iyo Caynabo, halka sidoo kalena uu Madaxweynuhu duhurnimadan maanta la kulmay dadweynaha tuulada Wadaama-goo’ ee gobolka saraar Waxaa kale oo uu Madaxweynuhu Xadhiga ka Jaray 5 Km ee u Horeeyay ee Wadadda Ceerigaabo Gaar ahaan Deegaanka Ina Afmadoobe.
Madaxweyne Siilaanyo Deegaanada War Cimraan iyo Shan Shacade Iyo Tabashada Bulshada iyo Sida Wax looga qabanayo DAAWO
