Burco 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa gudoonsiisay dugsiga dhegoolayaasha ee burco 30 Laptop iyo hal Printer, oo ay ugu talo shay in ay ka caawiso dhinaca waxbarashada, caruurtaasi dhegaha la’a, sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay wasiirka madaxtooyada, Mudane Xirsi oo ha wasiirka marwalba ka war haya ee la socda baahiya kala duwan ee la soo dersa caruurtan.
https://www.youtube.com/watch?v=pxgxBz3ILeY&feature=youtu.be
Marwada Madaxweynaha oo Computero Gudoonsiisay Ardayda Dugsiga Dhagoolayaasha ee Burco DAAWO
