
Hargeisa 25/1/2015(SDN/QJ)-Xisbiga cadalaa iyo daryeelka ee ucid ayaa manta ka hadlaygaroonki ku yaalay xafada masalaha ee koonfurta hargeisa ee ciidanka milatariga somaliland ku kula waregen iyagoo ugu baaqay in garoonkasi ciidanka laga dulqaado iyagoo taliyaha ciidanka qarankana ugu baaqay inuu ciidakisa ka dulqaado
https://www.youtube.com/watch?v=fEbz0GkSumo
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
