
Hareisa 27/1/2015(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta ka hadlay waraysigii koobnaa ee uu madaxwaynaha somaliland siiyey tvga qaranka ee uu ku sheegay inay xisbiyada mucaaridku ka baqayaan inan marlabaad doorashada isu soo taago waxa kale oo warsaxafeedkani ay kaga hadleen hadal uu wasuirka maliyada somaliland ka shegay faldaii xil wareejinta sonyo ee uu yidhi hadii mudo kordhi loo sameyo xukumadan ka tirsnahay xisbiyadu way ku qasban yihiin
http://www.youtube.com/watch?v=3h9b9ZRZcxo&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporaews.com
