Hargaysa 04.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Tilmaan ka Bixiyay Waajibaadka Madaxweynaha kaga beegan Qabsoomida doorashooyinka ku Mudaysan 26ka bisha June Waxaanu xusay in Madaxweynaha laga Sugayo doorasho dhamaystiran oo Xiligeedii ku dhacda.
Geesta kale Waxa uu Maxamed Nuur Caraale Duur iftiimiyay asbaabaha keenay inuu ku biiro Xisbiga Waddani ee uu hogaamiyo Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo ay Isku beel ka soo Jeedaan,Sidoo kale Waxa uu ka hadlay baaxada doorashadii deegaanka Xiligaas oo uu ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha.
Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu Mudane Duur Siiyay Telefishanka HCTV Halkan ka Daawo.
http://youtu.be/E5zIMCGFwk4
Hargaysa SDN/QJ
