Uncategorized

Daawo:Qaar Ka Mida Odayaasha Iyo Cuqaasha Beesha Konfurta Hargeisa Oo Baaq Adag Ka Soo Saaray Muranka Tiyeetarka

obokro muuse

Hargeisa 4/3/2015(SDN/QJ)Odayaasha iyo saladiinta beesha koonfurta hargeisa ayaa maantab ka hadlay  qalalaasaha ka taagan  tiyeetarka magaladaha hargeisa iyagoo odayaashi  baaq  ah  in dagdag  xukuumadu wax uga qabato mashaqadaa ka taagan tiyetarka u soo jediyey

https://www.youtube.com/watch?v=UMWAsgaDWHM

Hargeisa SDN/QJ