Ceerigaabo 19.March 2015 (SDN/QJ) Badhasaabka Sanaag Axmed Cabdi Fly iyo Maayorka Ceerigaabo Ismaaciil X. Nuur ayaa Shar-jaraa;id Oo Ay Ku Qabteen Xarunta Maammulka Gobolka Sanaag Ee Magaalada Ceerigaabo Waxay Qaylo-dhaan Kasoo Saareen Abaar sababtay Biyo la’aan ba’an oo ka jirta degaanno Gobolka Sanaag ah
Gobolka Sanaag oo Xaaladii ugu adkayd ee Abaareed ay ka taagan tahay Iyo Qaylo dhaanta Maamulka DAAWO
