
Hargeisa 18/4/2015(SDN/QJ)madashada wadatashiga iyi xisbyada mucaaridka somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeeshen maansor waxay kaga hadleen arimo dhawro iyagoo soo dhaweyey qisaastii ay xukuumadu ku fulisay dadkii gaysat dilalka ee ku xidhnaa xabsiyada somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=lSYNDlJqbFk
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidasporanews.com
