Minneapolis 24 April 2015 (SDN/QJ)- Wiil Somali ah ayaa madaxa ka toogtay gabadh Somali-American ah oo ku nolayd dalka Maraynka,waxana la raadinayaa sidii wiilkaasi Somaliga ah loo soo qaban lahaa oo ku sugan dalka Maraykanka.
Gabadha Somali-Americanka ah oo lagu magacaabi jiray Ayaan Cabdi Cabdillaahi 21Sanno jir ahayd ayaa waxa la sheegayaa inuu wiilkan Somaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Cabdiraxiim Cabdi madaxa ka toogtay .
Wiilkan Somaliga ah oo booliska Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota baadi goobayaan ayaa waxa la sheegaya inuu qof caan ah ka yahay agtooda horena loogu soo eedeeyay fal-dambiyeedyo kala duwan
https://www.youtube.com/watch?v=Q7Jab9VXBoM
