Uncategorized

“Komiishanka Doorashooyinka Waxaan u arkaa baadi doon Cawo daran la diray,Guurtiduna Waa Garasho la’aan Xilkoodii” Duur DAAWO.

Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa ka hadlay Go’aankii Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku dhawaaqeen Cayimaada Maalinta ay qabsoomayso doorashooyinka is barkan ee Madaxtooyada iyo Wakiilada.

Waxa uu Mudane Duur ka hadlay hadal haynta Golaha Guurtida oo laga dardaarwerinayo inay Mudo Khilaafsan Cayimaada Komiishanka ay ku saleeyaan Mudo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo dawladiisa oo dhamaadka Xil hayntoodu ku eeg tahay 26 Bisha June

HargaysaSDN/QJ

contact@qurbejoog.com