Uncategorized

“Ma Istaagi-doonaan Muddaharaadku, Waanan Wadaynaa Ilaa Go’aankaa Laga Noqonayo” Cabdirashiid Riyo-raac DAAWO

Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Xohayaha qorshaynta Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabdirashiid-Riyoraac) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Ciidamo tiro badan oo Xukuumadda soo amartay ay xoog kula wareegeen Xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI, waxaanu tilmaamay in Muddaharaadka ay hore Xisbi ahaan ugu baaqeen inuu istaagayn oo qaabkii ay iclaamiyeen u socon doono.
https://www.youtube.com/watch?v=3twKhsSPlwU