Burco May 12,2015(SDNQJ)-Qaar ka mida shacabka reer Burco ayaa taageero beeleysan u muujiyay goaankii shalay ka soo baxay gollaha Guurtida Somaliland ee mudada sanadka iyo tobanka bilood mudada loogu kordhiyay madaxweyne Axmed Siilaanyo.

qurbejoog