Skip to content
June 6, 2026
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.
Uncategorized

Tikniko iyo Hub Cusub oo lagu soo bandhigay Xuskii Shalay ee 18 May ee Caasimada Hargaysa DAAWO

WebmasterMay 19, 2015May 18, 201501 mins

Hargeysa 19,May 2015 (SDN/QJ) Guud ahaan Bulshada Somaliland dal iyo dibadba waxay u dabaal degayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo ah markii Somaliland ku dhawaaqday Madaxbanaanideeda 1991, haddana laga joogo 24 sannadood.

Bulshada Somaliland ee wadanka gudihiisa ayaa iskugu soo baxay goobaha loo asteeyay iyadoo ilaa hadda aanay jirin wax dhib ah oo ka dhacay dabaal degga.

Tagged: Features Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Ciidanka Booliska Somalia oo laga mamnuucay inay qaad cunaan xiliyada ay Shaqaynayaan
Next: Boqolaal Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo lagu xiray Libiya

Related News

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland

adminJune 3, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper