Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa shaki geliyey xilka uu Gudoomiyaha Muuse Biixi ka hayo xisbiga Kulmiye.
Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Wuxuu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inaanay fulin heshiisyada ay Mucaaridka la qaataan isla markaana ay wacad fur ku barteen.
