|

Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha – Qaybtii 2aad

Ottawa August 04,2015(SDN/QJ)-Soomalida Qurabaha degani marar badan waxa ay is waydiiyaan kana doodaan sida ay dhaqanka iyo diintooda ay ugu badbaadin karaan wadamada Galbeedka ee ay hoyga ka dhigteen. Waxa aan baemaamijkan si kooban ugu eegi doonaa jawaabta su’aashaas anaga oo si khaas ah u eegi doona doorka uu masaajidku ka ciyaari karo arinkan. Fadlan daawi siina fidi.

Tobanka habayn ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habaynada Ilaahay. Habaynadani waa fursad mudan in aanay si fudud inagu dhaafin. Ha laga faa’idaysto. Sida looga faa’idaysanayo iyo fadliga 10-kan habaynba halkan ka daawo:

Comments are closed