London 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa aftahanimadiisa ku muujiyay waraysi dheer oo xasaasi ah oo uu Bishii November 2010-kii Magaaladda London ku siiyay laanta afsoomaaliga ee BBC-da.
Waxaanu madaxweynuhu si karti iyo hadal aqoonimo ah uga dabaashay su’aalo badan oo xasaasi ah oo uu weydiiyay madaxii hore ee laanta afsoomaaliga Yuusuf Garaad Cumar.
https://www.youtube.com/watch?v=L95DgZN5kEQ
Hargaysa SDN/QJ
