Berbera 05.Oct 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali xuseen oo si adag uga hadlay xaalad abuur uu sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka wado magaalada Berbera iyo muwaadiniinta sida bilaa sharciga ah lagu xidhayo.
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Xaalada Ka soo Cusboonaatay Magaaladda Berbera,Xukuumadana dhaliil u soo Jeediyey DAAWO
