Skip to content
September 8, 2026
  • Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland
  • Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya
  • Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Washington iyadoo la xoojinayo cadaadiska aqoonsiga Mareykanka
  • Dibadbaxyo ka dhan ah Turkiga ayaa ka dhacay Kismaayo iyagoo Ankara ku eedeeyeen inay faragelin ku hayso Soomaaliya

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Tirada oy Tayada Weftiga Somaliland ee booqanaya Washington oo la dhaliilay
Uncategorized

Raaci u danbeeyay ee Qaxoonti ka soo Cararay Dagaalada Yemen oo soo Gaadhay Magaalada Saylac DAAWO

WebmasterOctober 10, 201501 mins

Saylac 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Mudadii ay Dagaaladu ka Curteen Waddanka Yemen Waxaa ka soo Cararay Qaxooti Tiro badan oo Soo Gaadhay Deegaanada Soomaalidu Degto.

Raaci u danbeeyay ee Qaxoonti ah ayaa ka soo degay Xeebta Gobolka Salal ee Somaliland Waxaana halkaasi ku qaabilay Madaxda Laamaha dawlada ee Heer Gobol iyo Mid Degmo

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Diyaarado joog hoose ku duulaya oo Cabsi galiyey Dadka iyo Duunyada ku dhaqan deegaan ka tirsan Awdal
Next: Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Galay Fasax Bil iyo Badh ah iyo Dardaaranka Gudoomiye Saleebaan

Related News

Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland

adminSeptember 7, 2026 0

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya

adminSeptember 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper