Uncategorized

Mas’uuliyiin Ka Hadlay Boodhadh Waawayn Oo Lagu Xardhay Xayaysiiska Sigaarka Oo Lagu Dhajiyay Suuqyada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo dunnidu isku raacday Waxyeelada Caafimaad ee uu qofka dhaxalsiiyo Cabitaanka Sigaarka Isla markaana ay Weli Socoto Dacaayado ka dhan ah Qiijinta Sigaarka oo Gaadhay Heer Shirkadaha Soo Saaraa ay ku Dul qoraan Digniin ka dhan ah Sigaarka oo Nuxur ahaan u dhacaysa “Tubaakadu Waxay Waxyeelaysaa Caafimaadka Qofka”,Bulsho badanina ay fahamtay Dhibkiisa ayaa Waxaa Markii Kowaad lagu arkay Shaaricyada Magaaladda Hargaysa Boodhadh lagu Xayaysiinayo Sigaarka Si Kuwa ka Ganacsanayaa u helaan Macaamiil Cusub.
https://www.youtube.com/watch?v=Wv4mTjYzXGE