Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddida Ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland ayaa sheegtay in wasiirka warfaafintu Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse uu raali galin ka bixiyay hadalo uu hore warbaahinta u marayay guddidaasi, hadaladaasi oo uu wasiirku ku sheegay in guddidaasi ay taageerto Waddani islamarkaana warbixin guddidaasi ka diyaarisay wasaarada warfaafinta uu ku tilmaamay warbixin aan ku salaysnayn xaqiiqada.
Halkan ka Daawo Video-ga Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka oo ka hadlay kulan ay la yeesheen Wasiirka Warfaafin somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=j1Vl8cOjWFE
