Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Hawl qabad ay ku dardargelinayaan adeegyadda Waxbarashadda dalka.
Wasiirka Waxbarashadda oo ka Hadlay Qorshaha uga Yaala Macallimiinta aan Gunadda qaadan iyo Kuwa qaata ee Hadana wax ka dhiga Dugsiyadda Gaarka ah DAAWO
