Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici isla markaana uu Weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi ayaa Socdaal Shaqo ku tegay Magaaladda Boorama.
