Boorama,28,February,2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Sh.Yuusuf Ee Degmada Borama ayaa Biyo Dhamis Balaadhan Laga Samayey Iyo Dadka Deegaankaasi ay ka hadleen Xaalada abaareed ee haysata isla markaana u Mahadceliyay cid kasta oo ka qayb qaadatay in Biyo la soo Gaadhsiiyo.
Abaaro Iyo Omos Kulul oo ka Taagan Deegaano Hoos taga Gobolka Awdal Iyo Gurmad Biyood oo la Gaadhsiiyey DAAWO
