Hargaysa, 22 April, 2016-(SDN/QJ): – Madaxda Dawlada,Siyaasiyiinta Mucaaridka, Aqoo-yahanada, iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa afkaaro kala duwan ku Cabiray Korodhka Tahriibka dhallinyaradda.
Doodan ayaa Xiligan waxaa soo Kiciyey dhacdadii Masiibada ahayd ee ay ku naf waayeen dhallinta Boqolaalka Kor u dhaafaya kadib markii doontii ay saarnaayeen kula qarqoontay bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga.
